Madaxweyne caan ah oo xil u magacaabay qof labo bilood ka hor geeriyooday

Madaxweynaha Nigeria Muhamadu Buhari ayaa nin dhintay u magacaabay inuu xubin ka noqdo guddi hoostaga dowladda. Wareegtada uu Madaxweynaha xilkaas ugu magacaabay ayaa soo baxday 2 bilood kaddib geeridiisa. Madaxweyne Buhari ayaa warqad ay ku qoran yihiin magacyada 37 qof oo uu soo magacaabay u diray aqalka senetka si ay u ansixiyaan, balse madaxweynaha kama … Continue reading Madaxweyne caan ah oo xil u magacaabay qof labo bilood ka hor geeriyooday